Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib.
Marna waxa ay gorfeeyayaashu dusha kaga keenaan gorfeyntooda sooyiilka (isha taariikhda), oo ay isku dayaan in ay sidaasna gorfeyntooda ku naaxiyaan.
Waxa uu sheegay in haatan qaarkood wataan qoryo fudud oo ay Booliska kala hor imanayaan, haddii ay isku dayaan inay qabtaan.
Ciidamadii Ilaalada Suuqaasi ayaa aad Heegan loo geliyay si looga Difaaco Ciidamada Dowlada hadii ay isku dayaan in ay soo galaan Suuqaasi iyo Abaabul ku aadan doorka Ganacsatada ee ku aadan Difaaca Suuqa Bakaaraha.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
D · DA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag