Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa la isku deyey in dhinacyada is haya ee isu iman kari waayey, ama iyagu heshiin kari waayey la isu soo jiido, khilaafka iyo waxa ay isku hayaanna loo kuur galo ama lala ogaado, si yuhuun iyo niyadsami wada-shaqayni ka dhalato loo helo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rar, m.l
Xarafka
K · KU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
