B.tay baan ahay: waan liitaa. betrooliyam m.l Iskujir haydarookaarboonno ah oo asal ahaan ka samaysmay xayawaanka iyo dhirta badaha, lagana helo ubucda dhulka iyaga oo jiifa (ku xanniban) lakabyo dhagax ah dhexdood. Waxa lagu soo saaraa xeeladda riigga (waxa kale oo lagu magacaabaa saliid cayriin). Qaybta ugu muhiimsani waa: naaftada (saliid neefeed), gaaska (baarafiin) iyo bensiinka oo loo adeegsado shidaal matoor ahaan (betrool).
Tusaale Dheeraad ah3
Deegaanka Gal-galo ee Gobolka Barri oo maanta Dagaalo ku dhexmareen Ciidamada BIS iyo Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab 26 Jul 2010- Dagaalada oo weli soconaya ayaa waxaa Magaalada Boosaaso la gaarsiiyay dhaawacyo farabadan..
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
B Β· BI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
