Tusaale Dheeraad ah3
“
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda dagaallo aad u qaraar oo u dhexeeya Ciidamada DF oo kaashanaya kuwa Ethiopia iyo mucaaradka; waxayna ku baaqeen xubno uu ka mid yahay Sheekh Shariif dagaallada in la sii wado.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-rro, m.dh
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
