2
Tusaale Dheeraad ah3
“
Xididka ugu horeeya ee geedku sameeysto markuu dhasho, waxaa loo yaqaanaa Xidid dhexaad kaas oo si toosan u gala dhulka, isla markaana saldhig u ah dhamaan qeybaha xididada.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
X · XI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
