U gudub nuxurka bogga
SABAAD

agab1

Magac Lab
Xaraf ASubg AG4 xar
1

Faa'idada iyo waxtarka ay cidi leedahay.

2

Ciirsi; miciin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Agab qudha oo ay gorfeeyayaashu dhugtaan haddaan ka faalloonno, aynu tusaale ahaan u soo qaadanno waxa afka Ingiriiska lagu yidhaa “Allusion” (oo aynu si ku meel gaar ah dhig ugu yeelayno ah: “Hummaagyeyn.”

”
“

Waxaa Saaka caadi ku soo laabtay howlihii dekada oo shalay la xanibay kadib markii la sheegay in sababo amaan darteed howlwadeenada Dekada loogu diiday inay shaqadooda sii wataan madaama uu dagayay agab dowlada u yimid.

”
“

Waxay samaystaan agab, kaasi oo ay ku shaqaystaan, beeraha ku qotaan, wax ku cunaan, qaarna ay wax ku tumaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
agab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan