U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ammaanan

Fal Magu (4)
Naxwe-aannaa, -aannayd
Xaraf ASubg AM8 xar
1

Wax la ammaanay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Nabadda hala taageero ayay ku dhawaaqayaan Caasumadda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa jira ammaan-buuxa oo la isku haleyn karo kaas oo Alle ka sokow ay ku ammaanan yihiin Shacabka iyo Ciidamadda ammaanka Puntland.

”
“

Waad ku ammaanan tihiin degdegga aydin isu soo diyaariseen.

”
“

Waxase aad u ammaanan, mudanna in la xuso hore umarka runtii aadka u dheereynaya ee ay dadka shacabka ahi ka wadaan dalka, kaas oo runtii si layaab leh caalamku uga fajicisan yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-aannaa, -aannayd

Xarafka

A · AM

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ammaanan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan