U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nidaamsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf NSubg NI9 xar
1

Wax la nidaamiyay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, marka aad eegto sidii ay dadku isu dhexqaadayeen ama is-dul-buuxiyeen, waxa xaaladooda lagu tilmaami karayey muuqaal dhinac fawdo ka ah, dhinaca kalena xaaladoodu waxay ahayd mid iskeed isaga nidaamsan oo aan rabshad iyo qalaanqal lahayn.

”
“

Codsigu waa inuu noqdo mid qurux badan oo nidaamsan.

”
“

Ma jiraan mucaarid xoog leh oo nidaamsan iyo saxaafad xor ah midna.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

N · NI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nidaamsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan