U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rog

Fal Gudbe (1)
Naxwe-gay, -gtay
Xaraf RSubg RO3 xar
1

Wax afka ama dhinaca korreeya u hoos marin; genbiyid; geddiyid.

2

Ka r.: ka qaadid; ka faydid.

3

Ka r.: alaab meel saaran ka dejin; ka wareejin.

4

Ku r.: ku daboolid; korka ka saarid; ku xirid.

5

Dib ugu laabid.

6

U r.: af af kale ku fasirid, ku tarjiumid.

7

Xoolo jaho foolkoodu aaddanaa jaho kale u jeedin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Haddaba, goaanka ay Guurtidu gaadhay ee ay muddada sannadka ah ugu kordhisay Xukuumadda, ayay dadka qaarkii ku tilmaameen mid aan bislayn, si weyna aan looga fiirsan, isaga oo u baahnaa wada-tashi ballaadhan iyo in aad loo rog-rogo.

”
β€œ

Fikradda ah dhaqan-rog bulsho waxaa hadda ka hor ku dhaqaaqay kooxdii Khameruuj (Khmer Rouge) oo ka talineysay dalka Kamboodiya (Cambodia) 1975-1979 oo sababay xasuuq dad gaaraya ilaa 1.7 milyan oo u dhintay gaajo, cudurro, harraad iyo xabbad.

”
β€œ

Hubi in ay sanbabada ku beegani ay dhaq-dhaqaaqayso iyo inkale, haddii aad arki weydo wax astaan neefsi ah, u rog qofka dhinac oo dhabarka kaga garaac baabacooyinka gacmahaaga, si aad u furfurto xannibaadaha dhuumihii neefsiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-gay, -gtay

Xarafka

R Β· RO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rog - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan