U gudub nuxurka bogga
SABAAD

atom

Magac Lab
Naxwe-myo, m.dh
Xaraf ASubg AT4 xar
La Mid AhatamMagac Lab
1

Saxarka ugu yar ee curiye jiri kara kana qaybqaadan kara falgal kiimikaad. Waxa uu ka koobanyahay bu' iyo elektaroonno ku dul wareega. Bu'du waxa ay siddaa saldanab togane ah, elektaroonnaduna waxa ay sidaan saldanab tabane ah. Atamku danabneg ahaan waa dhexdhexaad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aargon ( ingiriis : Argon) astaanta ( Ar ) waa curiye kimiko oo leh tiro atom toban-iyo-sideed ah.

”
“

Lama yaqaano sababta keentey xiligaan in Atom iska foogeeyo kamid ahaanshaha Al-Shabab balse dadka u kuurgala arrimaha siyasada ayaa aaminsan inuu raadinayo tageero qabiil isagoo ka tirsan ururka Al- Shabaab.

”
“

Falgalkan waa hal Malakuyuul Haydarojiin iyo hal atom Ogsajiin ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-myo, m.dh

Xarafka

A · AT

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
atom - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan