U gudub nuxurka bogga
SABAAD

atoor

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dhKimisteri
Xaraf ASubg AT5 xar
1

Sagaarada midkeeda lab. ATP m.dh Iskudhis orgaanika ah oo ka kooban adaniin ribows iyo saddex kooxood oo foosfeyt aan orgaanik ahayn. ATP-du waa niyukliyotaydh. Waxaanay mas'uul ka tahay inay tamarta si ku meel gaadh ah u keydiso intay socoto neefsashada unuggu. Waxay ka samaysantay ADP lagu daray foosfeyt saddexaad taas oo keydisa tamar soona saarta marka looga baahdo dariiqad kale oo dheef samayneed.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Sida runta ah waxaa la odhan karaa Jamhuuriya kama dambayn Marxuumkii Maxamuud Cabdi Shide (Alla ha u naxariistee), Soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa meel aar ka kacay atoor Fadhfadhiisay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Cilmiga

Kimisteri (kiim.)

Xarafka

A · AT

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
atoor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan