U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waxad

Magac Dheddig
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Hanti aabbe siiyo ilmihiisa midkood.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isaga oo aragtidaas saxayana waxa uu yidhi; waxad ka soo qaaddeen Madaxweynaha doorashadiisii.

”
“

Haddii aad gabay dhaadhi tahay waxad hubaashii maqashay gabayo fara badan oo dad kala duwan loo tiirinayo, haddiiba aad gabayadaas u nisbayso cidda aad u taqaanno na, dad kale ayey kariirta kaga dhegaysaa.

”
“

Sidoo kale hees ka mid ah heesaha ay ku luuqeeyaan fanaaniintu waxa iyana midhaheeda ka mid ahaa “Midab aan caddaan iyo cawliin ahaynoo, daymada cajebiyiyo waxad tahay mas-ciideed”.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waxad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan