U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badasho

Magac Fal
Xaraf BSubg BA7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Fiidnaam USA waxay go’aansatay inay Diem ku badasho Ky, qorshahaasna wuxuu sabab u noqday in 58.000 oo cidanka Marakaykanka ah ku dhintaan wadankaas, 2-malyan oo fiidnaamiyiin ahna ku baab’aan meeshaas, Maraykankuna jab iyo hoog ba’an kala soo noqday.

”
“

Hogaamiyahan wuxuu ballan ku galay inaysan dagaalada joojinayn inta ay dalka oo dhan ka saarayaan kooxda Al-shabaab oo uu sheegay inay tahay koox doonaysa inay diinta Islaamka badasho.

”
“

Midka ka baxo soomaaliya waa mid sanadka oo dhan iska cagaaran, aadneh u balaaran,sababtoo ah jawiga soomaaliya ma is badasho.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan