U gudub nuxurka bogga
SABAAD

badin

Magac Fal
Xaraf BSubg BA5 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inkastoo kooxdan Barcelona uu heerkeeda ciyaareed aad u xummaa beryahan dambe, haddana waxay isku dayayaan in ay sii wadaan rikoodhkood oo aan 10 ciyaarood oo xidhiidh ah marna laga badin ciyaaraha tartanka Horyaalka Yurub.

”
“

In aanad dilmada ku badin sababtoo ah waa uu kusii fogaanayaa, ta labaad waxa ku dhacaya fahmo xumo iyo baqasho marwalba ciyaalka, iyo waliba in uu saso marka uu hurdo.

”
“

Cayaartaan oo runtii ahayd cayaar aad u xiiso badan ayaa kooxda Canada waxay wateen cayaar yahano aad u da'yar, dadkuna saadaalinayeen in ay badin doonaan kooxda Cardiff.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
badin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan