U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baqasho

Magac Fal
Xaraf BSubg BA7 xar
1

.dh baqo2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa ka soo degay Jeneral Moorgan oo ay ku gedaamin yihiin koofiyad-cas ciidaa ka badan, sacabka iyo durbaanka ayaa isku yeedhay, taas oo dadka baqasho ka ahayd.

”
“

In aanad dilmada ku badin sababtoo ah waa uu kusii fogaanayaa, ta labaad waxa ku dhacaya fahmo xumo iyo baqasho marwalba ciyaalka, iyo waliba in uu saso marka uu hurdo.

”
“

Geesiyada geedka gobanimadu dhiigoodu ku baxdo ayay wayrixin iyo waano iskugu dhafaysay, anna giirrayaasha (fulayaasha) haweenka iyo carruurta ku dhex dhuumanaya ayaan baqasho la dhex joogay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baqasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan