U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bandoo

Magac Lab
Xaraf BSubg BA6 xar
La Mid AhbandowMagac Lab
1

Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu ahaa habeen Salaasa ah, dadka badankoodana waxaa ku jirtay feejignaan, maadaama la sii hayay warka ku saabsan in Burco la galay, magaaladana bandoo lagu soo rogay.

”
“

Ciidamada Maraykanka ayaa ku soo rogay magaaladaasi Bandoo adag, iyagoo xayiray dhammaan isku socodka dadka iyo dhaq-dhaqaaqa magaalada.

”
“

Waxaana taasi sababtay in magaalada Muqdisho lagu soo rogo Bandoo ka bilaabanta gabal dhaca ilaa waaberiga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bandoo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan