U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baraag

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA6 xar
La Mid AhberkedMagac Dheddig
1

Meel loo dhisay in ay biyo galaan oo lagu kaydsado.2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dagaaladan waxaa ku dhaawacmay inta la ogyahay 40-qof oo ay ku jiraan dad rayid ah iyadoo dagaalka xoogiisa uu ka dhacay deegaan lagu magcaabo Baraag-ciise oo 30-km u jirta deegaanka Bacaadweyne oo ay dagto beesha Direed.

”
“

Khilaafka u dhexeeya labadaan belood ayaa dhinaca kale cirka isku shareeray kadib markii Beesha Cali Saleebaan degaankaanka Moqor ka dhistey Baraag iyo Masjid halka beesha kale maleeshiyaad soo dhoobeen goobtaas.

”
“

"Waxay dhinacyada dagaalamay isku adeegsadeen hub culus iyo mid fudud, waxaan arkay geerida 23-qof oo hal goob taala, waxay ahaayeen dhinacyadii dagaalamay, laba qofna shacab" ayuu yiri goobjooge ku sugan deegaanka Baraag-ciise ee uu dagaalku ka dhacay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baraag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan