U gudub nuxurka bogga
SABAAD

moqor

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf MSubg MO5 xar
1

Dalool yar oo jirridaha dhirta waaweyni yeelato oo kolkii biyaha roobku galaan dhuuno lagaga cabbo.

2

Dululaati hulan oo ku dhex jira jidh adag.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Haddii taa la waayo, maamulkaa laguma tilmaami karo mid hayin ah, oo leh moqor hamuun tira bulshada.

”
β€œ

Bidhaamin galdaloolooyinka banyaalka ah ee maaamulku waa moqor mudan in la muudsado, ee ma Karti daridda madaxda maamulka ayaa sabab u tahay ammaanka iyo amniga oo wiiqma.

”
β€œ

Khilaafka u dhexeeya labadaan belood ayaa dhinaca kale cirka isku shareeray kadib markii Beesha Cali Saleebaan degaankaanka Moqor ka dhistey Baraag iyo Masjid halka beesha kale maleeshiyaad soo dhoobeen goobtaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

M Β· MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
moqor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan