U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bidaar1

Magac Lab
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Nin ay timaha bidaar ka gashay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Isaga oo ku hal-qabsanya nin la yidhaahdo Ina Bidaar, wuxuu tixdan ku ceebaynayaa caasinnimada iyo xiqdiga.

”
“

Maraykaanka ayaa isna digsiyada iyo kidhliyada loogu hadhimo karinayo ku caawiyey, ka dib markii uu majarafad yar u daray sanduuq doolar abu bidaar ahi ku jiro.

”
“

Mar kale ayuu Madaxyuubku is laba-rogay oo uu baadhay sanduuqa xil sugayaasha, kuna arkay xildoonadii Qaranka oo rasaysan oo ay ku jiraan rag bidaar leh, iyo qaar basaasyo hore ahaan jiray.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bidaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan