U gudub nuxurka bogga
SABAAD

majarafad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Haddii aynu shalay dhallinyaradeena u dhiibnay qori inaynu maanta u dhiibno Majarafad iyo Yaambo.

”
β€œ

Maraykaanka ayaa isna digsiyada iyo kidhliyada loogu hadhimo karinayo ku caawiyey, ka dib markii uu majarafad yar u daray sanduuq doolar abu bidaar ahi ku jiro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
majarafad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan