U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rasaysan

Fal Magu (4)
Naxwe-snaa, -snayd
Xaraf RSubg RA8 xar
1

Wax la raseeyay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Mar kale ayuu Madaxyuubku is laba-rogay oo uu baadhay sanduuqa xil sugayaasha, kuna arkay xildoonadii Qaranka oo rasaysan oo ay ku jiraan rag bidaar leh, iyo qaar basaasyo hore ahaan jiray.

”
“

Sidaa markaan leenahay waxaan niyadda ku haynaa inay horyaalaan dhammaan qaybaha aan soo xusnay howlo waa wayn oo is dul rasaysan, ayna ku mashquul san yihiin sidii ay u kala horaysiin lahayeen, gaar ahaan Dowladda Kumeel gaarka ah ee Cusub.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-snaa, -snayd

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rasaysan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan