U gudub nuxurka bogga
SABAAD

halac

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Uumi kulul.

2

Olol.

3

H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Halac Maxamed Jaamac oo maanta Boosaaso lagu toogtay August 23, 2011 1:33 pm GMT - Written by PP - Edited by PP Boosaaso: (pp)- Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu toogtay magaalada Boosaaso Col.

”
“

Masuuliyiin, Garsoorayaal iyo Saxafiyiin Cabdirisaaq Nuur Halac Guddoomiyaha Cayaaraha gobolka Nugaal Kabtanka Kooxda gobolka Sool Kabtanka Kooxda gobolka Nugaal Jaamac Cabbaas M-waynekuxigeenka PL oo furaya Cayaaraha M-waynekuxigeenka Puntland Gen.

”
“

Cabdirisaaq Nuur Halac ayaa waxa uu sheegey in qalabka uu yahay mid qaali ah oo wax badan ka badalaya qaab ciyaareedka dhalinyarada, waxaana uu sheegey in ka gobol ahaan ku faraxsan yahay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
halac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan