U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naxaas

Magac Dheddig
Naxwejool.
Xaraf NSubg NA6 xar
1

Macdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha lagaga dahaadho xadiidka si uu mirirka uga ilaaliyo, lagana sameeyo qalab badan oo la adeegsado.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Naxaas ( ingiriis : Silver) astaanta ( Ag ) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-todoba (47).

”
“

Somaliland lafteeda, wakhtiyadii uu socday dagaalkii lagu jiray Taliskii Siyaad Barre, siiba 1988 – 1989 waxaa laga bili-liqaystay waxoogaa maar iyo naxaas ah oo la sheegay in loo dhoofiyay dalalka dibadda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

jool.

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naxaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan