U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maar1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf MSubg MA4 xar
1

Lakaybo isdul saarsaaran.

2

Afarta meesi ee xoolaha midkood.

3

Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh.

4

Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo.

5

Maal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Ururka hubaysan ee ONLF waa in dublamaasiyad dulqad ku jiro kuna salaynsan xaqiiqda iyo wedciga jira iyada oo tanaasulaadna lagama maar maan yahay loo la tago.

”
“

Somaliland lafteeda, wakhtiyadii uu socday dagaalkii lagu jiray Taliskii Siyaad Barre, siiba 1988 – 1989 waxaa laga bili-liqaystay waxoogaa maar iyo naxaas ah oo la sheegay in loo dhoofiyay dalalka dibadda.

”
“

- Waa in garsoorayaasha loo qoro mushahar ku fillan, mushaharkaasina waa inuu ahaado mid lagu saleeyo derejo sida ay u kala sareeyaan ah, waana inuu mushaharkaasi noqdo mid ay 100% kaga maar-maan baahiyo meel kale kaga xidhma.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan