Tusaale Dheeraad ah3
β
Casha X. Cilmi oo la siiyey billad calami ah Caasha Xaaji Cilmi oo kamida xubanaha baarlamaanka KMG una ololeysa howlaha nabada & xuquuqda dumarka, ayaa la siiyey abaal-marin caalami ah oo Right Livelihood la yiraahdo.
ββ
Billad La Guddoonsiiyay Madaxweyne Rayaale Hargeysa (Haatuf): Baashiir Maxamed oo ka tirsan ururka Idaacadaha Af-Soomaaliga ku hadla ee Wadanka Demark, ayaa billad sharaf gudoonsiiyay Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-do, m.l
Xarafka
B Β· BI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
