U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qalin

Magac Lab
Naxwemacdan
Xaraf QSubg QA5 xar
1

Qalab af dhuuban oo wax lagu qoro.

3

Summad geela lagu dhigo oo ah diillin daanka loogu jiido si gudub ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhamaan degmooyinka wadanka tiradooda 91 ama wax la mid ah waxaa laga hirgaliyay dugsiyo sare kuwaas oo qalin jabin ka dib ku shaqayn karay aqoonta Af Soomaaliga ay ku barteen dugsiyada heerka hoose/dhexe ilaa sare ahaa.

”
“

Jaamacadda Muqdisho oo la aasaasay sannadkii 1997-dii, waxaa ka qalin-jabiyay 14 dufcadood oo bartay qaybaha kala duwan ee cilmiga, iyadoo dufcaddii 15-aad ay noqonayaan ardayda cusub ee hadda kusoo biiray.

”
“

Camuud: Ardaydii U Horaysay Ee Jaamacadda Ka Qalin-Jebisa Iyo Xafladdii La Isku Arkay Boorama (Haatuf): 32 arday oo ah dafcaddii u horeysay ee ka qalin jabisa Jaamacadda Camuud ayaa maalintii doraad shahaadooyin la gudoonsiiyey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

macdan

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan