U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bisayl

Magac Lab
Xaraf BSubg BI6 xar
1

Cunto dab lagu farsameeyey oo gaartay heerkii lagu cuni lahaa.

2

Miro iwm marka ay gaaraan heerkii lagu cuni ama la guran lahaa.

3

Waaya-aragnimo dheeraad ah oo la yeesho. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Markaas bulshadeenu bisayl ahaan maanta maanay wada qaadi karayn, dib ugu noqoshada khilaafaadka xisbiyadda, iyo ka bogsashada aan dhamayska tirnayn ee nabaradda colaadihii sokeeye, ee umula dooxa ahaa.

”
β€œ

Markaas bulshadeenu bisayl ahaan maanta ma aanay wada qaadi karaynin, dib ugu noqoshada khilaafaadka xisbiyada, iyo ka bogsashada aan dhamayska tirnayn ee nabarada colaadihii sokeeye ee umula-dooxa ahaa.

”
β€œ

Waa beege lagu dhereriyo heerka gahayrnimo, bisayl iyo u debecsanaan ee falceliska bulsho ee ku aadan iimaha madaxda caynaanka u haysa ummadda.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B Β· BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bisayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan