U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bislaan

Magac Fal
Xaraf BSubg BI7 xar
1

.dh bisil.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa hadaba hubaal ah in shacabka Somaliland aanay u bislaan dimuqraadiyada, walina ay dabada ku hayaan qabiilkii.

”
“

Waa maalin ka mid ah maalmaha dhammaan reer Somaliland ku faani doonaan, waa dharaar ay dadweynahu muujiyeen bislaan siyaasadeed oon lagu arag dunida seddexaad,waa taariikh hore leh oo ka marag kacaysa qaangaadhka dimuquraadiyadda Somaliland.

”
“

Mise caqliga Somaliyeed wali uma bislaan inuu taariikhda iyo dhacdooyinka dunida ku cibro qaato?

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

4

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bislaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan