Tusaale Dheeraad ah3
“
Abwaanka oo maanta ka qeybqaatay Barnaamij ka baxay Idaacada Shabele ayaa waxaa laga dareemayay caro uu ka qaaday dilalka loo geysanayo dadka waxgalaka sida Weriye Saciid Tahliil Axmed, iyadoo lan guda galay waqtigii la guran lahaa miraha nabada.
”“
Haddii Dawlad la helo waxaa la waayayaa caruurtii laga guran jirey dalka Somaaliya ee adduun weynaha loo iib geyn jirey.
”“
Wasiirka Wasaarada Shaqada,Shaqaalaha,dhalinyarada iyo Isboortiga (C/weli Xirsi Cabdulle-Indha Guran).
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-rnaa, -rnayd
Xarafka
G · GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
