U gudub nuxurka bogga
SABAAD

boodaan

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-aamo, m.l
Xaraf BSubg BO7 xar
1

Koor weyn oo geela loo xiro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sannadkan oo qura ayaa la xusay in xeebaha dalka Yemen ay ka gudbeen 32,000 qof, iyadoo tiro badan ay ku dhinteen biyaha; kadib markii lagu qasbay inay ka boodaan doomihii ay la socdeen.

”
“

Tahriibayaal ku dhintay xeebaha Yemen Ugu yaraan 29-tahriibe ayaa ku dhintay xeebaha dalka Yemen, ka gadaal markii lagu qasbay inay ka boodaan doonidii kasoo qaaday xeebaha Gobolka Waqooyi ee Somalia, waxaana dadka dhintay ka mid ah laba caruur ah.

”
“

Kacaanka iyo kaadiriintiisu waxay markiiba la soo boodaan kuwii ka soo hor jeeday ee ay qaran dumiska ugu yeeri jireen inay arrintan u sabab ahaayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-aamo, m.l

Xarafka

B · BO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
boodaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD