U gudub nuxurka bogga
SABAAD

koor1

Magac Lab
Naxwe-rar, m.l
Xaraf KSubg KO4 xar
1

Dhar adag oo culus oo raggu qaarka sare ka qaataan oo dhaxanta laga geshado, laguna xarragoodo; jubbad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Koor ayaa u mahad celiyey Radio Garowe qaybta weyn ee uu ka qaato arrimaha bulshada.

”
“

Xafladan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiiru dowlaha maamul wanaaga Maxamad Farax gashaan, Duqa cusub ee magaalada Cabdi-Nuur Cilmi Koor iyo dhamaan howlwadeenada Idaacada Radio Garowe.

”
“

Awr iyo koor la liigo waxaa laga doorbiday buug iyo qalin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rar, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
koor - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan