U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bulxan1

Magac Lab
Xaraf BSubg BU6 xar
1

Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

La soco doodaha dambe ee Bulxan iyo Gurxan iyo garnaqa Samatar.

”
“

Maanta, Bulxan iyo Gurxan doodoodu waxay salka ku haysaa xabaalihii dhawaan xarakada Al Shabaab ku burburiyeen Soomaaliya: Waxaa sidii caadadu ahayd la isula tegay Samatar oo fadhiya geed lebi ah hoostiisa oo uu ku waysaysanaya.

”
“

Geeraarka waxa ku horreeyey Maxamed Bulxan ‘Maxamed Cawar’, wuxuuna ahaa gaadmo oo Faarax kama sii diyaar noqon.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bulxan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan