U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buste

Magac Lab
Naxwe-tayaal, m.l/dh
Xaraf BSubg BU5 xar
1

Go' weyn oo dhogor jilicsan ka samaysan oo la huwado, sariirtana la saarto; kubbeerto.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Anniga iyo xaaskayga waxaan u istaagnay sidii aan u qallajin lahayn biyaha, mana aanan haysan habeenkaas wax aan ka ahayn khatiifad yar oo noo ahayd buste oo kale.

”
β€œ

Wax la isaga dhigaa ma jirto, dabkii yaraa isaga mar horuu bakhtiiyay, iyagiina xabbad Buste ah oo ay siteen ayay hoos galeen illayn buste qoyay ayaa ugu daran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-tayaal, m.l/dh

Xarafka

B Β· BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buste - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan