U gudub nuxurka bogga
SABAAD

buunto

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BU6 xar
La Mid AhbuundoMagac Dheddig
1

Dhisme laga dul dhiso webi iwm oo lagaga gudbo.

2

Dhibic, darajo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Isu socodka gaadiidka iyo dhaqdhaqaaqa kale ayaa hakad galay maanta iyadoo buunto koowaad ay tahay wadada ay isaga kala gooshaan gaadiidka ka taga Muqdisho kuna sii jeeda Baladweyne, waxaana hakad ku yimid gaadiidkii isticmaalayey wadadaasi.

”
“

Madaafiicdan ayaa qaarkood waxay ku dhaceen xaafada Buunto Weyn oo hal qoys kaliya ay ka geeriyoodeen labo ruux iyo dhaawac halka madaafiic kale ay u gudbeen xaafadaha kale ee Beledweyne.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
buunto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD