U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caaddifad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA9 xar
La Mid AhcaaddifoMagac Dheddig
1

Dareen u nuglaansho waxa qof ku dhaca ama uu sameeyo.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Ololaha doorashada markaad hagayo ee aad la timaad dareen xoog badan iyo caaddifad baaxad leh oo daacadnimo ku dheehan tahay, waxa hubaal ah in natiijadeedu ku dambaynayso guul.

”
“

Sheekh Aadan Siiro iyo inta kale ee dareenkaas caabuqsan ee buka la qabi kartana; waxa aan leeyahay; toodu ma aha maangal ee waa caaddifad iyo xag-jirnimo siyaasadeed oo halis ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caaddifad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan