U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cammuud

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Ciid jilicsan oo aan lahayn habaas, dhoobo iyo dhagax.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guuleed oo socdaalkiisa gobollo kala duwan ku maraya ayaa yoolkiisu ugu muhuumsani yahay, dhaqaale u helida ka sokow, baahinta aragtida iyo fariinta fog ee waxbarasho ee ay dirayaan jaamacadaha Soomaaliyeed ee hadda jira, gaar ahaan Jaamacadda Cammuud.

”
“

Dhexe. ilaa dugsiga sare wuxuu ku dhammaystay Dugsiyadii Sheekh iyo Cammuud mudadii u dhaxeysay 1946kii ilaa iyo 1960kii.

”
“

Waxbarashadiisii dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare wuxuu ku dhammaystay labada Dugsi ee qiimaha badan ee Shiikh iyo Cammuud mudadii u dhaxeysay 1946 ilaa iyo 1960.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cammuud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan