U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xogogaal

Magac Lab
Xaraf XSubg XO8 xar
1

.kh X. ah: qof si wanaagsan ula socda xog jirta ama sida wax dhacay u dhaceen.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Warar laga helayo dad xogogaal ah ayaa sheegaya in arrimahan ay ka warqabaan saraakiil badan oo horey uga tirsanaan jirey ciidamada Puntland kuwaas tixgalin la'aan ka tirsanya hogaanka sare ee MGPL.

”
β€œ

Madaxweynaha DF ah iyo Riyaale ayaa wax kulan ah ku dhexmarin magaalada Addis sida ilo xogogaal ah soo gaarsiyeen shabakada wararka GO iyada oo safarkooda Ethiopia uu ahaa mid xambaarsanaa ujeedooyin kala duwan.

”
β€œ

Xiriirka labada Madaxweyne ayaan wanaagsaneyn in muddo ah iyada oo xogogaal magaciisa diidey warsidaha GO u sheegeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

X Β· XO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xogogaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan