U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cawlan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf CSubg CA6 xar
1

Wax midab cawl ah leh ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynuhu waxa uu lebbisnaa suudh madow, mataankiisuna waxa uu xidhnaa suudh cawlan oo midabka dameeriga ah.

”
“

Elmer hooyadii dharka waxay u doortay Shaadh cawlan, waxayna sidaa u yeeshay si aanu uga muuqan uskaga iyo wasakhdu.

”
“

Shaadh cawlan, cilmi yari iyo maarayn la'aan habka magaalo loogu noolaado ayuu reer miyiga soo barakacay ku soo kordhiyay magaalooyinka Burco ka mid tahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cawlan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan