U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cayaaryahan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf CSubg CA11 xar
1

Qof nooc ciyaaraha ka mid ah ku wanaagasan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cayaarta maanta waxaa xusid mudan in kaadhka cas la siiyey qaybtii dambe cayaaryahan ka mid ah Gobolka Mudug, waxaa kale oo Goolkulaad ama Rigoore iska khasaariyey Gobolka Gedo.

”
“

Cayaartan ayaa cayaarta hore kaga duwanayd khaldaadka, iyadoo intii cayaartu soctay garsooruhu uu bixiyey calaamada digniinta oo badan & hal cayaaryahan oo ka mid ah Hiiraan oo laga saaray cayaarta ka dib markii kaadhka cas loo taagay.

”
“

Saadaq Cali Ilig Beyle: Cayaaryahan da' yar oo mustaqbal wanaagsan ku leh cayaarta Kubada Koleyga.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cayaaryahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD