U gudub nuxurka bogga
SABAAD

celi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf CSubg CE4 xar
1

Wax soo socda dib u laabid.

2

U c.: wax ciddii lahayd dib ugu geyn.

3

Wax socda hakin.

4

Ku c.: fal hore loo sameeyey mar kale dib u samayn.

5

Iska c.: wax iska difaacid.

6

Ka c.: wax ka reebid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dammaan markuu maqlay kalimmadahaas cajiibka ah ee tawxiidku ka buuxo aad ayuu ula dhacay, wuxuuna ogaaday in xaqiiqadu ayna ahayn sidii lagu yidhi, markaasuu yidhi "iigu celi".

”
“

Dadkii goobta deggenaa ee u badnaa beelaha Celi Cumar iyo Cabdulle Galmaax oo lagu yaqiin sooridda martida aad bay u soo dhaweeyeen una sooreen.

”
“

Isla markiiba waxaan si dhaqso leh uga soo daaddegay geedkii timirta ahaa ee aan saarnaa, waxaana annigoo is ogeyn ku idhi ninkii: "maxaad tidhi?", bal iigu soo celi wixii aad tidhi..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

C · CE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
celi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan