U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cilaaqaad

Magac Dheddig
Xaraf CSubg CI9 xar
La Mid AhcalaaqoMagac Dheddig
1

Xiriirka ka dhexeeya laba qof, dowlado iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma cadda in Issimaddu ay taageero iyo cilaaqaad ka rabaan Xukuumadda Cabdiwali iyo in ay kala hadleen dhibaatada ka jirta deegaanka ay ka soo jeedaan oo qaar ka mid ah Soomaliland ay xoog ku haysato.

”
“

Jaaliyada ayaa waxay tilmaameen in Professorku uu xiriir wanaagsan la leeyahay Soomaalida afarta iyo barka waaxood-ba, cilaaqaad fiicana uu abuuri karo.

”
“

Heshiiskan oo u furaya Ruushka iyo Gaashaanbuurta NATO cilaaqaad cusub, loona bixiyay “Dhawaaqa Roma.”

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cilaaqaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan