U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cimaamad

Magac Dheddig
Naxwe-do m.l
Xaraf CSubg CI8 xar
1

Maro yar, qafiif ah, naqashadeysan ama cad oo uu raggu madaxa ku duubto.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waxan arkay mid kale oo cimaamad wata oo la bahdilayo.

”
β€œ

Saciid Salaad Max'ed oo ka tirsan ganacstada goobaha ganacsiga ku heysta hareeraha Isgosyka Siinaay ayaa GO u sheegay in nin wajiga cimaamad kusoo xirtay uu Bam ku tuuray goob Shidaal lagu iibiyo oo ay ku sugnaayeen ciidamo Boolis ah.

”
β€œ

Waxa uu naastaradii ku duuduubay cimaamad, oo misana bac madow ku sii dhex-riday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do m.l

Xarafka

C Β· CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cimaamad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan