U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cimaamado

Fal Magu (3)
Naxwe-atay, -adatay
Xaraf CSubg CI9 xar
La Mid AhcimaamadaysoFal Magu (3)
1

Cimaamad madax ku duubasho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gelinkii danbe ee Maanta ayaa waxaa la Arkayay Gaadiid Dagaal oo ay saaranyihiin Ciidamo Madxaha Cimaamado ugu duuban yihiin oo gaafwereegayay Daafaha iyo Gudaha Xaafadaha Degmadaasi,kuwaasi oo aan wax dhibaato ah u geysaneyn dadka Rayidka ah.

”
“

Kooxaha la wareegay gacan ku haynta ayaa waxay xabsiga kasii daayeen maxaabiis ku xirnayd, waxaana xarumaha maamulkaas uu ku howlgalayay ay dhigeen ciidamo wajiga ku duubtay cimaamado si ay u ilaaliyaan.

”
“

Maliishiyooyin afka u xeran, qaarkoodna cimaamado gaduudan madaxa ugu duuban ayaa la wareegay Saldhigyadii ay baneeyeen ciidamada Itoobiya ee mudada labada sano ku sugnaa Muqdisho, kuwaasi oo bilaabay in ay xoojiyaan amaanka goobaha ay la wareegeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-atay, -adatay

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cimaamado - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan