U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nafis

Magac Lab
Xaraf NSubg NA5 xar
La Mid Ahnefis1Magac Lab
1

Meel aan ciriir ahayn.

2

Waqti yar oo hawl laga nasto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Maqaalkan kooban wuxuu nafis u noqon doonaa bahda ka quusatay in Soomaaliya laga helo hogaamiye niyad u haya in dadkiisa uu si daacad ah ugu shaqeeyo.

”
“

Malaha wuxuu xoogaa nafis ah dareemi jiray marka uu u galmoonayo xaaskiisa Caasho carrab dheer!

”
“

"Waxaa naloo sheegi jiray in Al-shabaab ay dadka gowracaan, balse anigu maanta waxaan darmeenay nafis, waayo xerada aan joogno waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaal askarta dhexdooda ah, mana jirto cid u garsoor-qaada" ayuu yiri Col.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nafis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan