U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dago1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA4 xar
1

Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa.

2

Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar.

3

D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Waxay ii noqonaysaa markii labaad oo aan ka barokaco Muqdisho, waxaana u socdaan deegaanka ceelashada biyaha, igamana horeyso goob aan dago" ayay tiri Muxubo Cumar oo ka mid ah dadkii barakaca ku yimid Muqdisho oo maanta mar kale barokacday.

”
“

Dahir Geelle ayaa sheegay in Garoomada Diyaaradaha iyo Dekedaha ay gacanta ku hayaan uu uga soo dago Alshabaab Hub fara badan, kuwaasoo uu tibaaxay in dhibaateynta shacabka ay u adeegsadaan.

”
“

Wararkan ayaa shegaya in u qaybsanaha arimaha Africa Xoghayaha arrimaha dibada dowlada Mareykanka hordhigtey Madaxweynaha Somalia sadex qodob kuwaasoo sababi kara in Cabdulahi Yusuf xilka Madaxweynaha Somalia isaga dago hadii uusan aqbalin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dago - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan