U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaabban

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf YSubg YA7 xar
La Mid AhyaabsanFal Magu (4)
1

Wax yaab hayo ahaansho (qof).

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Maya waa su’aal fiican eeddo, aniguba marar badan ayaan is waydiiyay", sidaa waxaa tiri islaantii oo la yaabban su’aasha Suubban.

”
“

Nimankii odayaasha ahaa oo yaabban baa gabadhii raalli geliyey.

”
“

Anniga oo yaabban ayay igu tidhi: Isbedelka iga muuqda waxa u sabab ah waddaniyadda aan ka hirqaday ee dhiigayga iyo dhuuxayga sidaa u dhex qul ulaysa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaabban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan