U gudub nuxurka bogga
SABAAD

silic

Magac Lab
Xaraf SSubg SI5 xar
La Mid Ahsilac1Magac Lab
1

Dhib; rafaad; saxariir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inta badan taariikhda aadanaha waxaa ku xusan rafaad iyo silic laga dhaxlay xaqiiqada nolosha, marwalbana dhibaatada waxay le’ekayd hadba inta caqliga lala kaashado.

”
“

Arrimahaas oo dhami ma aha hummaagyo ay maskax garasho liidataa silic ku aragto, waa se xaqiiqo leh kutalagal iyo kudhaqan.

”
“

Waxaa kale oo naxdin leh sawirka ay ka bixinayso qoyskeeda sida aabaheed, hooyadeed iyo ayaydeen, kaas oo ah mid madow oo cadaadis, dhibaato, jajuub iyo silic ka muuqdo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
silic - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan