U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daw1

Magac Lab
Naxwe-wyo, m.dh
Xaraf DSubg DA3 xar
2

Wax habboon ama xaq ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Doorashooyinka wixii ka soo baxay, haddii ay axsaabta qaarkood ku cawdaan in aanay si xalaal ah u dhicin, fartana ku fiiqaan halka laga qaloociyay, waa mid daw ah in laga gar bixiyana iyadoo loo adeegsanayo xeerka ummadda u yaalana waa mid waajib ah.

”
“

Doqonta iyo ducafaau'nufuusta weligeedba marka akhyaartu hadal daw ah tiraahdo ayay WAA DABADHILIF tiraahdaa, in dadka la laayana mooddaa in Janna lagu tegayo.

”
“

Waxaanu intaa ku darray oo uu sheegay in dadka la soo celinayaa aanay Soomaali uun ahayne, balse ay u badan yihiin, waxaanu tibaaxay in dadkaasi doonayaan oo keliya in ay faa’iido ku helaan joogitaanka Ingiriiska, taas oo uu sheegay in aanay daw ahayn.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-wyo, m.dh

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daw - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD