U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dow

Magac Lab
Xaraf DSubg DO3 xar
La Mid Ahdaw1Magac Lab
2

Wax habboon ama xaq ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haddaba waxaan idin kula talinayaa shacabka reer Somaliland-dow in aad ogaataan goormaa la sheegan karaa qaran madaxbanaan, qaar badani waxay ku odhanayaan waa markii ictiraaf la helo, goormaase doorasho xalaal ah la samayn karaa?

”
“

Ma aha sharci, la jiifiyaana banaan, ma aha dow, in danyarta la duudsiyo, ma aha gar, in cashuurta laga qaado caano diiqda, marka ayna jirin cashuur ay baxshaan ragga ugu dakhliga badani.

”
“

Markabka la afduubtay oo la socdeen 17 shaqaale ayaa waxaa ka hadlay Dow lada Jarmalka taasoo sheegtay inaaney wali helin akhbaar la xiriirta markab iyaga leeyihiin oo Badaha soomaaiya lagu qabsaday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD