U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macaawino

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh
Xaraf MSubg MA9 xar
1

Kaalmo; taageero.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhanka kale, Haddii macaawino laga waayey adduunka, waxaa Soomaalida khasab ku noqondoonta in ay isku tala galaan oo ay kheyraadka ilaaheey ku maneeystay dhulkooda ka raadsadaan sidii ay waligoodba u noolaan jireen.

”
“

Dhinaca kale dowlada Puntland ayaa u mahad celisay dowlada Fransiiska kadib marki macaawino gadiid ah ugu diiqdey ciidamada amaanka Puntland.

”
“

Dowladda Maraykanka waxa ay sheegtay in dowladda Soomaliya ay ku guuldaraysatay in ay bixiso daymo lagu lahaa sidaa daraadeed ayan istaahilin in ay hesho macaawino ka timaado dhanka Maraykanka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l/-naad, m.l/dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macaawino - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD